Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

13 Dec 2017

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee  Puntland ayaa qabatay shir looga hadlayay anixinta gudbinta Istaraatiijyada lagu gaarsiinyo waxbarashada xoolo dhaqatatada. Istaraajiyadaan oo loo turjumay Af-Soomaali, ayaa wasaaraddu kusoo bandhigay shir labo maalin socday oo ay ka qeyb galeen bahda waxbarashada, si ay kaalintooda ugu darsadaan ama uga aragti dhiibtaan.

13 Dec 2017

Wafti uu hogaaminayo agaasimaha guud ee Wasaarada waxbarshada iyo tacliinta sare maxamed Cabdiqaadir Cismaan ayaa kormer ku tagay qayb ka mida degmada Dangorayo, Qardho, Haylaan, oo ah dhahar, barkadaha qol, xingalool. Iyo ceel buuh oo ah gobolka Sanaag.

Agaasimaha ayaa dhaamaan la kulmay maamulada waxbarashada degaanada ka jira isagoo u guurgalay baahiyaha kajira deeganka waxbarashda iyo mashaariicda waxbarashada ka socota deeganada fog fog iyo hormarka laga sameyey.

Pages

Subscribe to Puntland News Network RSS